BARAYAASHA DUGSIYADA XIRFADAHA OO TABABAR LOOGU SOO XIDHAY HARGEYSA

BARAYAASHA DUGSIYADA XIRFADAHA OO TABABAR LOOGU SOO XIDHAY HARGEYSA

Posted by

Macalimiin tiradoodu dhantahay 45 xubnood kana kala yimid qaar ka mid ah Dugsiyada Xirfadaha ee gobolada Somaliland ayaa loo soo afmeeray tababar u socdey muddo 15 maalmood ah.  Tababarkan oo ay ku baranayeen mihnadaha kala ah biyogelinta, makaanikada, dabgelinta guryaha iyo hagaajinta qaboojiyeyaasha ayaa waxaa gebagebadiisii kelmedo dardaaran u ah macalimiinta  la tababaray u soo jeediyey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Mudane Maxamed Faarax Xareed, Agaasimaha Waaxda Dugsiyada Farsamada Mudane Axmed Faarax Caynaan, iyo xubno kale oo ka kala socdey Wasaaradda iyo hay’adihii ka caawiyey tababarka.

Halkan hoose ka daawo:

Comments are closed.