BANDHIGGII TOBNAAD EE BUUGAAGTA CAALAMIGA AH OO HARGEYSA ALBAABADA LOO FURAY

BANDHIGGII TOBNAAD EE BUUGAAGTA CAALAMIGA AH OO HARGEYSA ALBAABADA LOO FURAY

Posted by

Bandhigga Buugaagta, 2017Bandhigga Buugaagta Calaamiga ah ee Hargeysa, ayaa si rasmi ah looga furay dhismaha cusub ee Xarunta Dhaqanka Hargeysa.  Mawduuca udub dhexaadka u ah bandhigga sannadka ayaa hal ku dheg looga dhigay erayga “Xidhiidh-sami”  oo Af Ingiriisiga ku ah “Connectivity”. Barnaamijkan oo ah kii tobnaad ee lagu qabto Hargeysa ayaa waxaa sannadkan u ah mudanka martida Dalka Koofurta Afrika. Waxaa furitaanka bandhigga ka soo qayb galay qorayaal, saraakiil ka socotey Xukuumadda Somaliland, barayaal sare oo jaamacado kala duwan ka yimid iyo safiiro metelayey dawlado u badan dalalka Yurub. HALKAN HOOSE KA DAAWO.

Comments are closed.