ARDAYDA JAAMACADDA GOLIS EE LAASCAANOOD OO URUR AY KU MIDEYSANYIHIIN SAMAYSTAY

ARDAYDA JAAMACADDA GOLIS EE LAASCAANOOD OO URUR AY KU MIDEYSANYIHIIN SAMAYSTAY

Posted by

Fadxi Faarax Diiriye oo ka mid ah xubnaha Ururkan ayaa u mahadnaqday dadkii kaalinta ka soo qaatay dhismaha Jaamacadda Golis ee Laascaanood iyo aasaaskii Ururkoodanba. “Waxaan u mahad celinayaa Gudoomiyihii Hore ee Jaamacadda, Ismaaciil Askar, waxaan kaloo u mahadcelinayaa Gudoomiyahaga cusub ee ku dhawaaqay in Ururka Ardayda la sameeyo, Maxamed Jaamac Sahal…aad baan ugu faraxsanahay in ‘Union’ loo sameeyo ardayda Jaamacad Golis anagoo ‘Focus’ka saari doona Jahliga, Qabyaaladda iyo Musuqmaasuqa..” ayay tilmaantay Fadxi.  HALKAN HOOSE KA DAAWO.

Comments are closed.