AKHRISO MAGACYADA 10KA DUGSI IYO 10KA ARDAY EE UGU SAREEYEY NATIIJADII IMTIXAANADA SOMALILAND

AKHRISO MAGACYADA 10KA DUGSI IYO 10KA ARDAY EE UGU SAREEYEY NATIIJADII IMTIXAANADA SOMALILAND

Posted by

Celceliska imtixaanka Dugsiyada Sare 10kii ugu sareeyey:

  1. Qoriyaale, Togdheer
  2. Qorlilugud, Buuhoodle
  3. Geb, Awdal
  4. Hadaaftimo, Badhan
  5. Sacaadudiin, Selel
  6. Siinay, Badhan
  7. Alnuur, Badhan
  8. Faarax Nuur, Balligubadle
  9. Shire Gaab, Sheekh

Celceliska imtixaanka [Average] Dugsiyada Dhexe 10kii dugsi ee ugu sareeyey:

  1. Shanshacadde, Togdheer
  2. Damallo Xagarre, Sanaag
  3. Cige Bile, Awdal
  4. Taallo Buur, Togdheer
  5. Modern, Sheekh
  6. Xuseen Miigane, Awdal
  7. Berkedda, Saraar
  8. Qoryaale, Togdheer
  9. Maxamed Ugaas, Togdheer
  10. Geeska Afrika, Togdheer

Hablaha Dugsiga Sare ahna dugsiyada Dawladda:

  1. Kaltuun Axmed Rooble Mire 852 Qoryaale
  2. UmulKhayr Cabdikariim Aadan Cismaan, Dugsiga Maxamed Shire Gaab
  3. Nasriin Axmed Maxamuud Cali, Dugsiga Badhan
  4. Sundus Cabdiraxmaan Aadan Cabdi, Dugsiga Hadaaftimo
  5. Fahiima Xasan Siciid Cali, Dugsiga Alnuur, Badhan
  6. Aasiya Jaamac Maxamed Siciid, Dugsiga Hadaaftimo
  7. Maryan Jaamac Aadan Jaamac, Dugsiga Badhan
  8. Nuura Mahdi Maxamed Ibraahim, Dugsiga Guutaale Saraar
  9. Asma Maxamed Maxamuud, Dugsiga M. Shire Gaab, Sheekh
  10. Saamiya Saleebaan Maxamuud Jaamac, Saraar

 

Comments are closed.