AKHRI: XEERNIDAAMIYAHA WAXBARASHADA GAARKA LOO LEEYAHAY

AKHRI: XEERNIDAAMIYAHA WAXBARASHADA GAARKA LOO LEEYAHAY

Posted by

Sida aad beryahan kala socoteen warbaahinta Somaliland, Wasaaradda Waxbarashada & Sayniska [WW&S] ee Somaliland iyo Dugsiyada Gaarka loo leeyahay waxay si weyn isugu maandhaafeen Xeernidaamiye cusub oo ay WW&S u soo saartay si loogu hago Waxbarashada Gaarka ah.

Xeerkani wuxuu dhaliyey khilaaf xoog leh oo aakhirkii ku soo afjarmay Qaraarka ay soo saartay Maxkamadda Sare ee JSL kadim markii ay ay qoraal cabasho ah u gudbiyeen 14 xubnood oo ka torsan Guddiga Dugsiyada Gaarka loo leeyahay.

Haddaba, waxen halkan idiinku soo gudbinaynaa Weer nidaamiyaha muranku ka dhashay.

HALKANI HOOSE GUJI/RIIX SI AAD U AKHRISATO XEER NIDAAMIYAHA:

XEERNIDAAMIYAHA

WAXBARASHADA  GAARKA AH

[PDF DOCUMENT]


Brought to you by Horn Training and Tutoring Center, this is an educational, comprehensive learning website intended to teach and inform students, parents, teachers and the public on education information and materials.

For further information, please contact:

[email protected] 0r Whatsapp/Telephone: 00 252 63 4421900


 

Comments are closed.