DAAWO – BURCO: DUGSIGII FARSAMADA GACANTA OO DIB LOO ABAABULAYO

DAAWO – BURCO: DUGSIGII FARSAMADA GACANTA OO DIB LOO ABAABULAYO

Posted by

 

Burco  (laascaanood.com):  Dadweynaha Gobolka Togdheer iyo Wasaaradda Waxbarashada ee Dawladda Somaliland ayaa bilaabay olole dhaqaale loogu ururinayo Dugsigii FARSAMADA GACANTA  (Technical Institute) ee Xilligii Xukuumaddii Siyaad Barre ka shaqayn jirey Degmada Burco.  Dugsiga ayaa bililiqaysi iyo dayacaad xoog leh ku dhaceen 27kii sanadood ee ugu dambeeyey. DAAWASHO WACAN.

Comments are closed.