ISLAMIC ONLINE UNIVERSITY, BORAMA, OO MARKII UGU HOREYSEY ARDAY DHAMAYSATAY U DABAALDEGTEY

ISLAMIC ONLINE UNIVERSITY, BORAMA, OO MARKII UGU HOREYSEY ARDAY DHAMAYSATAY U DABAALDEGTEY

Posted by

ISLAMIC ONLINE UNIV BORAMA LOGODr. Bilaal Philips, Aasaasaha Guud ee Jaamacadaha Islamic Online University iyo sidoo kale Gudoomiyaha Faraca Boorama ee Jaamacadda, Mudane Axmed Maxamed Xaamud, maamulka, ardayda, waalidiinta iyo martisharaf kale ayaa ka soo qayb galay munaasabad lagu maamuusay Dufacaddii Koowaad ee ka qalinjebisa Jaamacadda Islamic Online faraceeda Boorama.

Ardayda qalinebisey oo tiradoodu dhammayd 112 arday ayaa bartay Luqadda Ingiriisiga “Intensive English Course”.

Jaamacaddan ayaa markii ugu horeysey albaabada loo furay bishii August, 2016 waxaana wax ka dhiga macalimiin isugu jira Soomaali iyo ajaanib, labadaba.  HALKAN HOOSE KA DAAWO.

Comments are closed.