HARGEYSA:  QISHKA IMTIXAANADA OO SHIR WEYN LAGA GALAY

HARGEYSA: QISHKA IMTIXAANADA OO SHIR WEYN LAGA GALAY

Posted by

Wada tashi ballaadhan oo loogu talo galay in lagu lafo guro sidii lagu xakamayn lahaa Qishka ama eegashada ee Imtixaanada Shahaadiga ah ayaa lagu qabtay Hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa.  Shirkan oo ay ka soo qayb galeen Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta, Wasiirudawlaha Wasaaradda Waxbarashada, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland ayaa waxaa soo diyaariyey Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda.  DAAWASHO WACAN.

Comments are closed.