DEEQ WAXBARSHO OO LA SIIYEY  45 HABLOOD OO DHIGTA DUGSIYADA SARE – HARGEYSA

DEEQ WAXBARSHO OO LA SIIYEY 45 HABLOOD OO DHIGTA DUGSIYADA SARE – HARGEYSA

Posted by

AFRICAN EDUCATION TRUSTHay’adda African Eduction Trust oo kaashanaysa Hay’adda SADRA Foundation iyo Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa ugu deeqday 45 hablood deeq ku aadan bixinta kharashka Dugsiyada [Feega].  Hablan oo kala dhigta saddexda dugsiyada sare ee kala ah: 26ka June, Faarax oomaar iyo Dayib Gurey ayaa loo qabtay xaflad kooban oo ay ka soo qayb galeen hay’adaha kala duwan ee hawshan iska kaashaday. HALKAN KA DAAWO.

Comments are closed.